{"id":2012,"date":"2025-01-03T12:30:09","date_gmt":"2025-01-03T10:30:09","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2012"},"modified":"2025-01-09T22:43:27","modified_gmt":"2025-01-09T20:43:27","slug":"sidee-loo-bartaa-qoraalka-maaddada-taarikhda-3","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2012","title":{"rendered":"Sidee loo bartaa qoraalka maaddada taarikhda? &#8211; 3"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Historia-3.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Raadi kalmadaha <strong>udub dhexaadka ah<\/strong>: Wa maxay kalmadaha soo <strong>noq-noqonaya<\/strong>? Kalmadda soo noq-noqota, waxay inta badan sheegtaa arrinta nuxurka u ah mawduuca. Waa maxay kalmadaha hoosta ka xarriiqan, qallooc kujiro ama <strong>khadda madow lagu iftiimiyay? <\/strong>Waa maxayarrimaha ku qoran jumladda bilowgeeda? <strong>Bilowga jumladda waxaa ku qoran arrinta cusub ee laga hadlayo, dhammaadka jumladda waxaa ku qoran waxa arrinkaas laga sheegayo iyo sharraxaaddeeda.<\/strong><\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=80\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raadi kalmadaha udub dhexaadka ah: Wa maxay kalmadaha soo noq-noqonaya? Kalmadda soo noq-noqota, waxay inta badan sheegtaa arrinta nuxurka u ah mawduuca. Waa maxay kalmadaha hoosta ka xarriiqan, qallooc kujiro ama khadda madow lagu iftiimiyay? Waa maxayarrimaha ku qoran jumladda bilowgeeda? Bilowga jumladda waxaa ku qoran arrinta cusub ee laga hadlayo, dhammaadka jumladda waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":80,"menu_order":3,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2012","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2012","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2049,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2012\/revisions\/2049"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/80"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}