{"id":2058,"date":"2025-01-03T13:44:19","date_gmt":"2025-01-03T11:44:19","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2058"},"modified":"2025-01-03T14:32:15","modified_gmt":"2025-01-03T12:32:15","slug":"sidee-loo-akhriyaa-qoraallada-maaddada-daryeelka-iyo-dhaqaalaha-guriga-1","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2058","title":{"rendered":"Sidee loo akhriyaa qoraallada maaddada daryeelka iyo dhaqaalaha guriga? &#8211; 1"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Kotitalous-1.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Casharrada xiisadda dhaqaalaha guriga waxay lagu falanqeeyaa, tusaale ahaan, nadaafadda, dhar dhaqidda iyo cuntokarinta. Casharrada, waxaad ku baranaysaa sida loola qabsado hawlaha guriga ee maalinlaha ah, sidaas darteed qoraallada xiisadda daryeelka gurigu waxay u badan yihiin <strong>tilmaamo<\/strong>. Waxaa sidoo kale macluumaad laga bixiyaa nafaqada caafimaadka leh iyo dhaqamada badbaadada leh, gaar ahaan jikada. Marka la tilmaamayo habka cuntokarista, Waxaa marka hore &nbsp;la bixiyaa <strong>liiska maaddooyinka cuntada laga sameynayo iyo caddadooda<\/strong>. Caddadda waxaa lagu qoraa cutubyo ama soo xarfo lasoo gaabiyay, markaa waa inaad si taxadar leh u akhridaa liiska, haddii kale cuntada way xummaan kartaa. Maaddooyinka cuntada laga sameynayo waxaa lagu soo diyaarsadaa miiska, waana lasii cabbirtaa.<\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=208\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Casharrada xiisadda dhaqaalaha guriga waxay lagu falanqeeyaa, tusaale ahaan, nadaafadda, dhar dhaqidda iyo cuntokarinta. Casharrada, waxaad ku baranaysaa sida loola qabsado hawlaha guriga ee maalinlaha ah, sidaas darteed qoraallada xiisadda daryeelka gurigu waxay u badan yihiin tilmaamo. Waxaa sidoo kale macluumaad laga bixiyaa nafaqada caafimaadka leh iyo dhaqamada badbaadada leh, gaar ahaan jikada. Marka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":208,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2058","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2058"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2089,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2058\/revisions\/2089"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}