{"id":2064,"date":"2025-01-03T13:47:50","date_gmt":"2025-01-03T11:47:50","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2064"},"modified":"2025-01-03T14:32:47","modified_gmt":"2025-01-03T12:32:47","slug":"sidee-loo-akhriyaa-qoraallada-maaddada-daryeelka-iyo-dhaqaalaha-guriga-3","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2064","title":{"rendered":"Sidee loo akhriyaa qoraallada maaddada daryeelka iyo dhaqaalaha guriga? &#8211; 3"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Kotitalous-3.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Cunto karinta, habka wax loo qabto <strong>waxaa lagu qeexaa ficil ahaan<\/strong>. Fasalka\/xiisadda waxaa lagu bartaa habab kala duwan oo wax loo qabto. Macnaha loola jeedo erayga <em>karin <\/em>wuu ka duwan yahay <em>wax karkarin<\/em>, sidoo kale macnaha loola jeedo erayga <em>ged-geddi <\/em>wuu ka duwan yahay rog-rogitaan arrin kolba dhinac laga fiirinayo. Waa in arimahaas feejignaan gooni ah la siiyo. Tilmaamista cunto-karinta iyo liiska ay ku qoran yihiin maaddooyinka cuntada laga sameynayo, marwalba looma isticmaalo erayo isku mid ah. Maaddooyinka cuntada laga sameynayo waxaa loo isticmaalaa <strong>magocooda guud<\/strong> ee loo yaqaanno: tusaale ahaan, dufan ka waxa laga wadaa tahay dufanka cuntada lagu sameeyo (tusaale, saliidda cuntada) ee ku xusan liiska maaddooyinka cuntada laga sameynayo, halka burka\/daqiiqdu ay ka dhigan tahay dhammaan burka noocyadiisa kala duwan ee ku xusan liiska maaddooyinka.&nbsp; Tilmaamahaa cunto-karinta ayaa sidoo kale lagu sheegaa <strong>habka wax loo sameynayo<\/strong>: tusaale isticmaal fargeeto loox ka sameysan, darajada dhexe ee foornada, biraha\/mashiinka wax lagu qaso, digsiga. Habka wax loo sameynayo waxaa lagu sheego naxwe ahaan qaab dul-saarid ah (lla\/ll\u00e4). &nbsp;Waxa sidoo kale tilaamista lagu xusaa muddada\/wakhtiga cunto-sameyntu ay qaadanayso.<\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=208\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cunto karinta, habka wax loo qabto waxaa lagu qeexaa ficil ahaan. Fasalka\/xiisadda waxaa lagu bartaa habab kala duwan oo wax loo qabto. Macnaha loola jeedo erayga karin wuu ka duwan yahay wax karkarin, sidoo kale macnaha loola jeedo erayga ged-geddi wuu ka duwan yahay rog-rogitaan arrin kolba dhinac laga fiirinayo. Waa in arimahaas feejignaan gooni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":208,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2064","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2064"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2091,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2064\/revisions\/2091"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}