{"id":2070,"date":"2025-01-03T13:55:18","date_gmt":"2025-01-03T11:55:18","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2070"},"modified":"2025-01-03T14:33:23","modified_gmt":"2025-01-03T12:33:23","slug":"sidee-loo-akhriyaa-qoraallada-maaddada-daryeelka-iyo-dhaqaalaha-guriga-5","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2070","title":{"rendered":"Sidee loo akhriyaa qoraallada maaddada daryeelka iyo dhaqaalaha guriga? &#8211; 5"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Kotitalous-5.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Qoraaladu waxay bixiyaan <strong>macluumaad guud<\/strong> oo ku saabsan nafaqada iyo maaddooyinka ay cuntadu ka kooban tahay. Xogta waxaa lagu sheegaa qaab jaantus\/jaantusyo ama sawiro ah. Tusaale ahaan, sawirka saxanka cuntada noocyada kala duwan leh ku jirto, wuxuu &nbsp;muujinaya habka cuntada caafimaadka leh loo baahan yahay in loo cuno. Qaar badan oo kamid ah <strong>qoraallada<\/strong> buugga ku qoran, <strong>waxaa u geddisan kartaa&nbsp; jaantus, shax&nbsp; khariidadda aad jeclaato<\/strong>. Qoraallada maaddada daryeelka guriga waxay sidoo kale falanqeeyaan arrimaha kale ee la xiriira daryeelka iyo dhaqaalaha guriga. Qoraalladani sidoo kale badanaa waa <strong>tilmaamo<\/strong>. Waxay ku xusan fikrado cusub oo la baran karo (<em>maryo\/dhar,<\/em> <em>calaamadda daryeelka dharka<\/em>), kuwaasoo nuxurka ku jira inta badan lagu qeexo fasalka dhexdiida ama aad si iskaa ah uga salgaari kartid.<\/bdo><\/p>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Buugaagta wax laga barto intooda badan waxay leeyihiin <strong>tusmooyin<\/strong> kaa caawinaya inaad fahamto fikradaha cusub ee casharka, waxayna kugu hagayaan bogagga saxda ah ee aad macluumaad dheeri ka heleyso. &nbsp;Tusmada, fikraduhu waxay u kala horreeyaan qaab <strong>alifbeetado ku saleysan<\/strong>. Kelmadehee laga soo xulay qoraalka oo ku jira tusmada? Waxay mudan yihiin in la barto oo laga salgaaro!<\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=208\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraaladu waxay bixiyaan macluumaad guud oo ku saabsan nafaqada iyo maaddooyinka ay cuntadu ka kooban tahay. Xogta waxaa lagu sheegaa qaab jaantus\/jaantusyo ama sawiro ah. Tusaale ahaan, sawirka saxanka cuntada noocyada kala duwan leh ku jirto, wuxuu &nbsp;muujinaya habka cuntada caafimaadka leh loo baahan yahay in loo cuno. Qaar badan oo kamid ah qoraallada buugga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":208,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2070","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2070"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2093,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2070\/revisions\/2093"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}