{"id":2102,"date":"2025-01-03T14:40:59","date_gmt":"2025-01-03T12:40:59","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2102"},"modified":"2025-01-03T15:09:20","modified_gmt":"2025-01-03T13:09:20","slug":"sidee-loo-akhriyaa-qoraallada-buugaagta-laga-barto-luqadaha-3","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2102","title":{"rendered":"Sidee loo akhriyaa qoraallada buugaagta laga barto luqadaha? &#8211; 3"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Kielenopiskelu-3.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p><strong>Erayadu&nbsp; <\/strong>waxay la xiriiraan akhrinta qoraallada. Ujeeddadu waa in lagu celiyo ereyada guriga intaad joogto, si aad u sheegi karto kelmadda qalaad micneheeda oo Finnish ah iyo kelmedda finnishka ah micneheeda luqadda qalaad ee aad baraneyso. Badanaa ereyada ugu muhiimsan waa kuwo khaddoodu ka madowdahay erayada kale. Waxaa kale oo muhiim ah inaad xasuusato&nbsp; is bed-bedelka ku imanaya kalmadda <em>(hang, hung, hung).<\/em> Badanaa waa in dusha laga barto oo &#8221;maanka laga buuxiyo&#8221;, tusaale ahaan inaad marar badan ku dhawaaqdid si aan u xifdidid! &nbsp;Mararka qaarkood erayadu waxay wataan tilmaamo <strong>ku<\/strong> <strong>dhawaaqis, <\/strong>kuwaasoo kujira beyna-qowseen. &nbsp;Habka ku dhawaaqidda dhakhso ayaad u baraneysaa, xataa haddii ay bilowga kaa yaabiyaan. <em>Really?<\/em> [\u02c8r\u026a\u0259li] Luqadaha qaarkood waxaa muhiim ah&nbsp; inaad &nbsp;barato maqaalka ereyada, tusaale ahaan Iswidhishka, Faransiiska, Jarmalka iyo Isbaanishka. Maqaalku wuxuu saameeyaa sida aad erayga u dhahayso. Ma si fiican baad u xasuusataa, haddii aad kalmadaha isugu ururiso koba maqaalka ay la xiriiraan?<\/p>\n\n\n\n<p> <\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=189\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Erayadu&nbsp; waxay la xiriiraan akhrinta qoraallada. Ujeeddadu waa in lagu celiyo ereyada guriga intaad joogto, si aad u sheegi karto kelmadda qalaad micneheeda oo Finnish ah iyo kelmedda finnishka ah micneheeda luqadda qalaad ee aad baraneyso. Badanaa ereyada ugu muhiimsan waa kuwo khaddoodu ka madowdahay erayada kale. Waxaa kale oo muhiim ah inaad xasuusato&nbsp; is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":189,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2102","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2102"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2125,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2102\/revisions\/2125"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}