{"id":2133,"date":"2025-01-03T15:14:36","date_gmt":"2025-01-03T13:14:36","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2133"},"modified":"2025-01-03T15:40:34","modified_gmt":"2025-01-03T13:40:34","slug":"sideed-u-barataa-luqadda-finnishka-iyo-suugaanta-luuqad-labaad-ahaan-s2-2","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2133","title":{"rendered":"Sideed u barataa luqadda finnishka iyo suugaanta luuqad labaad ahaan (S2)? &#8211; 2"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/S2-2.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Dhanka kale, xiisadda maaddada S2, waxa diiradda la saarayaa erayada guud ee <strong>luqadda finnishka<\/strong>, <strong>qaab dhismeedka luqadda, xirfadaha akhriska iyo qoraalka<\/strong>. Casharradu waxay kaloo bixiyaan <strong>macluumaad guud oo ku saabsan luqadda finnishka<\/strong>, <strong>suugaanta<\/strong> iyo <strong>warbaahinta<\/strong>. Xiisadda waxaa lagu bartaa, fikradaha la xidhiidha mawduucyadan (tusaale <em>ingressi, cinwaan-gujis, xog aan sal-lahayn<\/em>). Ina lagu jiro xiisadda, waxaa lagu tababartaa&nbsp; <strong>muujinta dareenka iyo geesinimada dad-hor-istaagga<\/strong>, &nbsp;sababtoo ah waxaa muhiim ah in qof kastaa uu ku dhiirado inuu arrimihiisa daryeelo oo uu ra&#8217;yigiisa ka dhiibto bulshada dhexdeeda.<\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=247\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhanka kale, xiisadda maaddada S2, waxa diiradda la saarayaa erayada guud ee luqadda finnishka, qaab dhismeedka luqadda, xirfadaha akhriska iyo qoraalka. Casharradu waxay kaloo bixiyaan macluumaad guud oo ku saabsan luqadda finnishka, suugaanta iyo warbaahinta. Xiisadda waxaa lagu bartaa, fikradaha la xidhiidha mawduucyadan (tusaale ingressi, cinwaan-gujis, xog aan sal-lahayn). Ina lagu jiro xiisadda, waxaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":247,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2133","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2133"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2163,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2133\/revisions\/2163"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}