{"id":2139,"date":"2025-01-03T15:16:28","date_gmt":"2025-01-03T13:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2139"},"modified":"2025-01-03T15:41:04","modified_gmt":"2025-01-03T13:41:04","slug":"sideed-u-barataa-luqadda-finnishka-iyo-suugaanta-luuqad-labaad-ahaan-s2-4","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2139","title":{"rendered":"Sideed u barataa luqadda finnishka iyo suugaanta luuqad labaad ahaan (S2)? &#8211; 4"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/S2-4.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p>Casharrada buugaagta waxbarashada, waxaa sida caadiga ah <strong>loo habeeyaa iyadoo laga billaabayo casharrada fudud ilaa kuwa adag<\/strong>. Leyliga 1-aad, waxaa ka jawaabi kara, xataa ardeyda luuqaddoodu ay bilowga tahay, sababtoo ah jawaabta waxa si toos ah looga heli karaa qoraalka buugga. Leyliga 2-aad wuxuu diiradda saaraa fahamka fikradaha muhiimka ah. Leyliga 3-aad, waxay u baahan tahay in wax la isla xiriirin karo iyo in si weyn loo baadho qoraalka, waxaana loo baahan yahay aqoon luqadeed oo wanaagsan si looga jawaabo. Leyliyada fasalku looga dhex-shaqeynayo waxay noqon karaan kuwo ficil ahaan loo qabanayo (tusaale ahaan, qoraal, riwaayado iyo wada hadal ama ciyaaraha isboortiga) ama waxay u baahan yihiin in si koox ahaan ah looga wada shaqeeyo (koox ama shaqo labo-labo loo qabanayo), sababayn ama xitaa hal-abuurnimo (habka leyliga la isugu dirayo waxay noqon kartaa, tusaale ahaan, wax alifo\/hindis, ka feker, qorshee iwm).<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=247\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Casharrada buugaagta waxbarashada, waxaa sida caadiga ah loo habeeyaa iyadoo laga billaabayo casharrada fudud ilaa kuwa adag. Leyliga 1-aad, waxaa ka jawaabi kara, xataa ardeyda luuqaddoodu ay bilowga tahay, sababtoo ah jawaabta waxa si toos ah looga heli karaa qoraalka buugga. Leyliga 2-aad wuxuu diiradda saaraa fahamka fikradaha muhiimka ah. Leyliga 3-aad, waxay u baahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":247,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2139","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2166,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2139\/revisions\/2166"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}