{"id":2142,"date":"2025-01-03T15:18:45","date_gmt":"2025-01-03T13:18:45","guid":{"rendered":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2142"},"modified":"2025-01-03T15:41:18","modified_gmt":"2025-01-03T13:41:18","slug":"sideed-u-barataa-luqadda-finnishka-iyo-suugaanta-luuqad-labaad-ahaan-s2-5","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=2142","title":{"rendered":"Sideed u barataa luqadda finnishka iyo suugaanta luuqad labaad ahaan (S2)? &#8211; 5"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-audio\"><audio controls src=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/S2-5.mp3\"><\/audio><\/figure>\n\n\n\n<p><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Xiisadda S2 waxay kaloo lagu <strong>bartaa dhaqanka finnishka, gaar ahaan suugaanta<\/strong>. Dadka Finland ku nool, waxaa lagama maarmaan ah in ay fahmaan bulshada ku xeeran, luqaddeeda iyo dhaqankeeda . Markay dhallinyaradu akhriyaan suugaanta iyo warbaahinta finnishka, waxay bartaan hab-nololeedka finnishka iyo caadooyinka, fikradaha dadka iyo <strong>waxyaabaha&nbsp; bulshada dhexdeeda qiimaha ku leh<\/strong>, tusaale ahaan, warbaahninta&nbsp; iyo xaqiiqada gudbinta wararka. Waa muhiim in wararka ku saabsan dhacdooyinka bulshada ay gaaraan dhammaan ardayda, iyo inay bartaan &nbsp;sida loo <strong>qiimeeyo<\/strong> runnimado wararka. Taasi waa sababta loogu baahan yahay in markasta loogu tababarto aqoonta warbaahinta. <\/bdo><\/p>\n\n\n\n<p><bdo lang=\"somali\" dir=\"ltr\">Mawduucyada qoraaladu aad bay u kala duwan yihiin. Mar kasta oo uu ardaygu wax badan ka ogyahay arrimaha adduunka ka dhacaya, way u fududahay in uu ka qayb qaato shaqada fasalka iyo wax soosaarkiisa shaqo. Waqtigaaga firaaqada ah, akhrinta qoraallada kala duwan, la hadalka dadka waaweyn ee kala duwan iyo daba-galka warbaahinta madaxa-bannaan, waxay adduunka kaa siinaysaa aqoon dheeri ah oo ka badan inta kooban ee aad ka heleysid isticmaalka baraha bulshada. Hababkan, waxa kale oo aad ku ballaadhin kartaa erayadaada iyo siyaabaha aad dareenkaaga ku cabireysid. Barashada luqadda finnishka ayaa sidaas awgeed ka dhacda meel kasta oo ka baxsan fasalka iyo xiisadda<\/bdo>.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/?page_id=247\"><strong>\u276e\u276e&nbsp;TAKAISIN TEKSTIIN<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisadda S2 waxay kaloo lagu bartaa dhaqanka finnishka, gaar ahaan suugaanta. Dadka Finland ku nool, waxaa lagama maarmaan ah in ay fahmaan bulshada ku xeeran, luqaddeeda iyo dhaqankeeda . Markay dhallinyaradu akhriyaan suugaanta iyo warbaahinta finnishka, waxay bartaan hab-nololeedka finnishka iyo caadooyinka, fikradaha dadka iyo waxyaabaha&nbsp; bulshada dhexdeeda qiimaha ku leh, tusaale ahaan, warbaahninta&nbsp; iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"parent":247,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-2142","page","type-page","status-publish","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2142"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2167,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/2142\/revisions\/2167"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/pages\/247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/kielinivel.tnk.fi\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}