Garaafyada, sida sawiro garaafyo, tusaale ahaan khariidad, maab ama jaantusyo, ayaa dhamaystiraya macluumaadka qoraalka. Kala saar waxyaabaha ugu muhiimsan garaafyada:
- Muxuu garaafku sheegayaa? kalmado u badal mawduuca uu garaafku sheegayo, , tusaale. ”khariidaddu waxay wax ka sheegeysaa.”
- Halkee buu ku socdaa horumarka garaafka?
- Raadi isbeddellada lama filaanka ah ama la yaab leh ee horumarka.
- Soo hel meelaha ugu daran: Tirada ama saamiga ugu weyn ama ugu yar
- Raadi kala duwanaanshaha ama waxyaabaha ay iskaga mid yihiin kooxaha.