Qoraalada taariikhda waxaa ku jira magacyo badan oo aan la taaban karin oo ifafaale ah, isbeddello, nidaamyo iyo fikrado, sida warshadaynta ama kacaankii warshadaha
Fikradahaan aan la taaban karin waxaa lagu cabbiraa sawirro iyo tusaalooyin laga soo qaaday xaalado gaar ah. Akhristuhu waa inuu tusaalooyinka iyo sawirrada ka dheehdo waxyaalaha u goonida ah ifafaalada.