- Akhri cutubka casharka wakhti kasta, markay dhammaato xiisadda oo samee leyliska/shaqada guri ee la isku diray
- Bilow inaad wakhti hore ka hor u diyaargarowdo imitixaamka. U qeybi arrimaha aad dib u eegista ku sameyneysid maalm o kala duwan. Aloita kokeeseen kertaaminen hyvissä ajoin. Jaa kerrattava asia päiväurakoihin. Kusoo celi hal mawduuc markiiba.
- Waa maxay qeybaha yar-yar ee uu ka kooban yahay aagga imtixaanka?
- Maxay yihiin fikradaha cusub ee udub dhexaadka u ah qayb kasta? Sidey isula xidhiidhaan?
- Xooga saar qodobada ugu muhiimsan oo hubi inaad fahantay. Sameyso xusuusqor: hoosta ka xariiq, nambarree, ku calaamadee midabyo. Isticmaal nakhshad aad hab-fikirkaada ku muujineysid, sawiro, jaantusyo, maab iyo shax si ay saacidaad kuugu noqoto. Tusaalooyinka, sawirada iyo cinwaan-hoosaadka ayaa kaa caawinaya inaad xasuusato qodobbada ugu muhiimsan.
- U sharax fikirka mawduuca qoyskaaga ama boombale adigoo kor ugu dhawaaqaya. Duub sharaxaaddaada.
- Xusuusnow sida loo qoro jawaabta wanaagsan ee imtaxaanka. Ku celceli adigoo isticmaalaya xusuusqor.