- Liis ka samee qaab dhismeedka warka.
- Liis ka samee erayo aadan fahmin macnahooda. Kusoo ogow micnaha erayada luuqaddaada hooyo, ka dibna ku cabbir erayada micnohooda luuqadda finnish ka.
- Akhri warka. Jaantus ka samee dhacdooyinka shilka. Halkee ka bilaabmeen? Maxaa dhacdada ka dhashay, halkeese ku dhammaadeen?
- Adiga oo ka duulaya qoraalka, sharaxaad ka bixi waxa loola jeedo run ahaanshada warka.