Cinwaanku wuxuu si kooban u sheegaa dhacdada ama ifafaalaha ugu muhiimsan cutubka. Cinwaan-hoosaadku wuxuu soo koobaa nuxurka mawduuca laga hadlayo. Ka fakar, waxaad ka fahantay/ka baratay mawduuca.