- Waa maxay fikradda kusoo noq-noqoneysaa qoraalka dhexdiisa?
- Maxay yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee qoraalka (saddex arrimood)? Sideed ku heshay?
- Akhri mawduuca lagaga hadlayo ”warshaduhu waxay wax ka beddelaan nolosha dadka” kana soo dhexsaar jaantus muujinaya sababaha iyo cawaaqibka warshadaynta ee lagaga hadlay qaybta qoraalka.
- Tutustu Teollistuminen muuttaa ihmisten elämää -osaan ja piirrä siitä kuvio, joka esittelee tekstinosassa käsitellyt teollistumisen syyt ja seuraukset. Waa maxay cawaaqibta togan iyo midda taban ee ay u leeyihiin nolosha qofka caadiga ah? Ku calaamadee + / -.
- Waa maxay macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan warshadaynta ee laga dheehanayo shaxda 1-aad?
- Sidee sawirada qoraalka ku jira ula xidhiidha warshadaynta?
- Maxaad ka fahamtay warshadeynta, adigoo ku saleynaya qoraalka, shaxda iyo sawirra´da?