Casharrada:

  1. Waa maxay nooca qalabka wax lagu cabbiro ee loo baahan yahay markaad rooti sameyneyso?
  2. Waa kuwee maaddooyinka ka midka ah tilmaamaha cunto-sameynta ee loo baahan yahay in qaboojiyaha lagu keydiyo?  Isticmaal caqligaaga iyo waayo-aragnimadaada si aad u ogaato cuntooyinka si fudud u kharriba/xumaada.
  3. Waa kuwee maaddooyinka kamidka ah tilmaamaha cunto-sameynta ee kugu cusub? ka salgaar noocyada ay yihiin.
  4. Waa kuwee hababka cuntada loo sameeyo ee adiga kugu cusub? Ka salgaar waxay ka dhigan yhiin. Ka eeg sida loo sameeyo sawiro, muuqaalo ama qof kale.
  5. Maab noocee ah ayaad ka samayn kartaa kala soocida dharka wasakhaysan?