Sidee loo akhriyaa qoraallada buugaagta laga barto luqadaha? – 2

Wadahadalka waxaa lagu bartaa arrimahan hoos ku qoran:

  • jumlado dhan oo ku habboon tusaale ahaan hadal soo saarkaaga  (It was amazing!)
  • siyaabo aad uga jawaabto su’aasha lagu weydiiyo  ama aad su`aal ku weydiiso (Have you ever seen The Crown Jewels? – No, I haven’t.)
  • caadooyinka la xidhiidha dhaqanka, sida; aadaabta is dhexgalka iyo wada hadlaka (Hey, Sarah; Really?)
  • kor wax u akhrinta waxay kaa caawinaysaa inaan barato ku dhawaaqidda saxda ah