- Ku celi akhrinta qoraalka cutubyada adigoo kor ugu dhawaaqaya. Markaad kor u akhrido, xidhiidhka ka dhexeeya erayada ayaa si fiican loo xusuustaa. Miyaad duubi kartaa akhriskaaga, kadibna ma dhegeysan kartaa intaad kusoo jirtid safarka aad iskuulka ku immanayso?
- Ku cel-celi erayada. U habbee erayada kooxo muuqaal ah, tusaale ahaan sawiro ahaan. Ma ku celin kartaa erayada adigoo la kaashanaya saaxiibkaa ama qoyskaaga? Qor erayada.
- Ku celi naxwaha. Ka hel cutubyada qoraalka halka uu naxwaha kaga jiro oo kor u akhri.
- Samee leyliyada kuu dhiman.