Leyliyada

  1. Liis ka samee qaab dhismeedka warka.
  2. Liis ka samee erayo aadan fahmin macnahooda. Kusoo ogow micnaha erayada luuqaddaada hooyo, ka dibna ku cabbir erayada micnohooda luuqadda finnish ka.
  3. Akhri warka. Jaantus ka samee dhacdooyinka shilka. Halkee ka bilaabmeen? Maxaa dhacdada ka dhashay, halkeese ku dhammaadeen?
  4. Adiga oo ka duulaya qoraalka, sharaxaad ka bixi waxa loola jeedo run ahaanshada warka.